Ciidanka dowladda iyo kuwa Deegaanka oo fuliyay howlgal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al Shabaab ka fuliyay deegaanno dhaca duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Howlgalkan ay qaadeen ciidanka huwanta ah ayey ka fuliyeen deegaanka Galcad-jiimo iyo deegaano kale oo hoos taga degmada Xarardheere , halkaas oo la sheegay in ay ku … Continue reading Ciidanka dowladda iyo kuwa Deegaanka oo fuliyay howlgal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)